Dhalinyaro careesan oo maanta Banaan bax ka dhigay Taalada Daljirka Dahsoon

Qaar kamid ah dhalinayarada ku shaqeesata mooto bajaajta ayaa maanta banaan bax ka dhigay taalada Daljirka Dahsoon iyo agagaarkeeda, waxa ayna dhalinyaradan ka cabanayeen wadooyinka xiran ee Muqdisho iyo kuwa biyaha jareen. Dhalinyaradan banaan baxa dhigeesay ayaa mootooyinkooda ku xiray Isgooska Shabelle, waxa ayna diideen in baabuurta ciidamada, kuwa masuuliyiinta iyo kuwa shacabkaba ay maraan … Continue reading Dhalinyaro careesan oo maanta Banaan bax ka dhigay Taalada Daljirka Dahsoon